Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka kusoo gelayaan Roma iyo Lazio kulanka Roma Derby

0
157

Labada kooxood ee ka dhisan caasimadda ayaa ku dhawaaqay shaxdooda ugu adag kulanka Derbiga Caasimadda Roma, waxaana Roma keydka fadhiya kabtankeeda Totti oo ciyaaraya kulankiisii ugu dambeeyey ee Roma Derby.

SHAXDA RASMIGA AH EE KOOXDA ROMA: Szczesny; Rudiger, Manolas, Fazio, Emerson; De Rossi, Strootman; Salah, Nainggolan, El Shaarawy; Dzeko.

KEYDKA ROMA: Alisson, Lobont, Juan Jesus, Vermaelen, Mario Rui, Bruno Peres, Paredes, Grenier, Gerson, Perotti, Totti.

SHAXDA RASMIGA AH EE KOOXDA LAZIO: Strakosha; Bastos, De Vrij, Wallace; Basta, Parolo, Biglia, Milinkovic-Savic, Lulic; Keita, Immobile.

KEYDKA LAZIO: Vargic, Adamonis, Patric, Hoedt, Radu, Lukaku, Murgia, Crecco, Luis Alberto, Felipe Anderson, Lombardi, Djordjevic.

SHARE
Ahmed Jaangoan - Qoraa, Soosaare, Fallanqeeye, Wariye Sports.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan