Lixda koox ee u sharraxan hanashada koobka horyaalka EPL iyo lixdooda kulan ee ugu dambeeya – kooxdee heshay kulamada ugu adag?

41
7363

Guud ahaan jadwal ciyaareedka horyaalka England Premier League ee xilli ciyaareedka soo aadan 2017 illaa 2018 ayaa lasoo saaray, waxaana halkaan ku sharrixi doonaa kooxaha u sharraxan hanashada horyaalka iyo sida ay u adag yihiin lixda kulan ee ugu dambeysa.

Maadaama kulamada dhammaadka xilli ciyaareedku ay go’aamin karaan natiijo ahaan halka uu u dhacayo koobka horyaalka England Premier League waxaan ku qasbanaanay inaan soo saarno qiimeyntaan iyadoo koox walba aan eegi doono lixdeeda kulan ee ugu dambeeya.

Chelsea, Tottenham, Manchester City, Liverpool, Arsenal iyo Manchester United oo ah lixda kooxood ee loo saadaalinayo hanashada horyaalka EPL ayaana jadwalkooda kulamadaas ugu dambeeya eegi doonaa.

Marka aad aragto ka dib aragtidaada ku sheeg kooxda heshay kulamada ugu sahlan iyo tan heshay kulamada ugu adag ee dhammaadka xilli ciyaareedka soo aadan 2017 illaa 2018.

  • ARSENAL

LIXDA KOOXOOD EE UGU DAMBEYSA: Southampton (Home), Newcastle (Away), West Ham (Home), Manchester United (Away), Burnley (Home), Huddersfield (Away)

  • CHELSEA

LIXDA KOOXOOD EE UGU DAMBEYSA: West Ham (Home), Southampton (Away), Huddersfield (Home), Swansea (Away), Liverpool (Home), Newcastle (Away)

  • TOTTENHAM

LIXDA KOOXOOD EE UGU DAMBEYSA: Stoke (Away), Manchester City (Home), Brighton (Away), Watford (Home), West Brom (Away), Leicester (Home)

  • MANCHESTER UNITED

LIXDA KOOXOOD EE UGU DAMBEYSA: Manchester City (Away), West Brom (Home), Bournemouth (Away), Arsenal (Home), Brighton (Away), Watford (Home)

  • MANCHESTER CITY

LIXDA KOOXOOD EE UGU DAMBEYSA: Manchester United (Home), Tottenham (Away), Swansea (Home), West Ham (Away), Huddersfield (Home), Southampton (Away)

  • LIVERPOOL

LIXDA KOOXOOD EE UGU DAMBEYSA: Everton (Away), Bournemouth (Home), West Brom (Away), Stoke (Home), Chelsea (Away), Brighton (Home).

SHARE
Ahmed Jaangoan - Qoraa, Soosaare, Fallanqeeye, Wariye Sports.

41 Fikradaha Akhristayaasha

  1. Considerably, the article is actually the sweetest on that deserving topic. I suit in with your conclusions and also will thirstily look forward to your next updates. Saying thanks will not simply be adequate, for the fantastic lucidity in your writing. I will instantly grab your rss feed to stay informed of any updates. Authentic work and also much success in your business dealings!

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan