RASMI: Corentin Tolisso oo ku biiray kooxda Bayern Munich… + SAWIRRO

34
1208

Laacibkii qadka dhexe ee kooxda Lyon Corentin Tolisso ayaa 37 milyan oo euro ugu biiray naadiga Bayern Munich ee waddanka Jarmalka.

Corentin Tolisso ayaa ka soo tagay Lyon waxaana uu kooxda ka dhisan Jarmalka ee Bayern Munich qalinka ugu duugay heshiis ku eg ilaa sanadka 2022.

Tolisso ayaa maanta oo Arbaco ah ka gudbay tijaabad a caafimaad ka hor inta uusan si rasmi ah ugu biirin Bayern Munich.

Laacibkan 22-sano jirka ah ee Corentin Tolisso ayaa kooxda Lyon horyaalka Ligue 1 xill ciyaareedkii hore u dhaliyey 14 gool 47 kulan oo uu u saftay.

SAWIRRO:

SHARE

34 Fikradaha Akhristayaasha

  1. Michael M: the first article about genre fiction and the Book this time round was from Kim Stanley Robinson in last week's New Scientist. Then someone from the Guardian responded (not sure who).I say "this time" because a few years back Ian Rankin made the same point re crime fiction.None of us in sf think it a coincidence that Atwood, who insists here books aren't sf, is the only sf writer to get listed for the Booker. LeGuin's review of her latest was very funny on this issue.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan