Wax walba oo aad ugu baahan tahay isku aadka kulamada Liverpool – Bilow ilaa dhamaad

0
829

Jurgen Klopp ayaa u baahan shaqo badan oo dhanka suuqa kala iibsiga ah ka hor inta aan la gaarin qeynta labaad ee xilli ciyaareedkaan,

Klopp ayaa kulanka furitaanka horyaalka ku wajihi doona kooxda Watford , ka hor inta aysan la ciyaarin Crystal Palace.

Waxa u xigi doona kulanka Arsenal ay kusoo dhaweyn doonaan garoonka Anfield., iyadoo sidookale gurigooda ku marti gelinaya United bisha October.

Liverpool ayaana kulanka Merseyside Derby ugu horeeya xili ciyaareedkaan waxay bisha December ku wajaheysaa kooxda Everton.

Halkan ka aqriso liiska isku aadka dhameystiran ee kulamada Liverpool.

August

12th Watford (a) 3pm

19th Crystal Palace (h) 3pm

26th Arsenal (h) 3pm

September

9th Manchester City (a) 3pm

16th Burnley (h) 3pm

23rd Leicester City (a) 3pm

30th Newcastle United (a) 3pm

October

14th Manchester United (h) 3pm

21st Tottenham Hotspur (a) 3pm

28th Huddersfield Town (h) 3pm

November

4th West Ham United (a) 3pm

18th Southampton (h) 3pm

25th Chelsea (h) 3pm

29th Stoke City (a) 8pm

December

2nd Brighton and Hove Albion (a) 3pm

9th Everton (h) 3pm

13th West Bromwich Albion (h) 8pm

16th Bournemouth (a) 3pm

23rd Arsenal (a) 3pm

26th Swansea City (h) 3pm

30th Leicester City (h) 3pm

January

1st Burnley (a) 3pm

13th Manchester City (h) 3pm

20th Swansea City (a) 3pm

30th Huddersfield Town (a) 7.45pm

February

3rd Tottenham Hotspur (h) 3pm

10th Southampton (a) 3pm

24th West Ham United (h) 3pm

March

3rd Newcastle United (h) 3pm

10th Manchester United (a) 3pm

17th Watford (h) 3pm

31st Crystal Palace (a) 3pm

April

7th Everton (a) 3pm

14th Bournemouth (h) 3pm

21st West Bromwich Albion (a) 3pm
28th Stoke City (h) 3pm

May

5th Chelsea (a) 3pm

13th Brighton and Hove Albion (h) 3pm

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan