Shaxda rasmiga ah kulanka Cameroon vs Chile – Sanchez & Bravo oo ka maqan xulka Chile.

0
1241

Xulka qaranka ayaa la ciyaaraya Cameroon, waana kulankii sadexaad ee Confederation Cup-ka, waana kulanka ugu horeeya group-ka B, balse xulka koonfurta America ka yimaada waxaa ka maqan laba xidig oo muhiim ah waana Claudio Bravo iyo Alexis Sanchez kuwaas oo dhaawacyo ku waayay.

Vidal, Medel iyo Vargas ayaa ah magacyada ugu waaweyn ee ay heystaan qaranka Chile kuwaas oo ciyaaraya caawa.

CAMEROON:

Ondoa (GK); Mabouka, Zambo Anguissa, Teikeu, Ngadjui, Moukandjo, Aboubakar, Bassogog, Siani, Djoum, Fai

Keydka:

????

CHILE:

Herrera (GK); Isla, Fuenzalida, Vidal, Vargas, Beausejour, Medel, Jara, Aranguiz, Diaz, Puch

Keydka:

??????

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan