13-sanadood kaddib Wayne Rooney oo ku soo bilowday safka hore ee kooxda Everton

0
468

Kooxda kubadda cagta Everton ayaa kulankeeda furitaanka horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2017-18 waxa ay maanta la ciyaareysaa naadiga Stoke City.

Kabtankii hore ee kooxda Man United oo kooxda Everton dib ugu laabtay ayaa kulankiisii ugu horreeyey ee horyaalka Premier League galabta garoonka ugu soo bilowday 13-sanadood kaddib.

Wayne Rooney ayaa kooxda Everton kulankiisii ugu horreeyey horyaalka Premier League garoonka ugu soo bilowday tan iyo 15 bishii May sanadkii 2004, waana muddo haatan laga joogo 13 sanadood, 2 bilood iyo 28 maalmood.

SAFKA HORE EE EVERTON AY GALABTA KU WAJAHAYSO STOKE HOOS KA EEG:-

EVERTON: Pickford; Williams, Keane, Jagielka; Calvert-Lewin, Schneiderlin, Gueye, Baines; Klaassen; Sandro, Rooney.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan