Kooxda Real Madrid oo qaadatay tababarkeedii ugu dambeeyey oo ay isugu diyaarinayso kulanka El Clasico + SAWIRRO

0
623

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qaadatay tabarkeedii ugu horreeyey oo ay isugu diyaarinayo kulanka El Clasico ee ay habeen dambe la ciyaari doonaan naadiga ay ku xafiiltamaan Spain ee Barcelona.

Kooxda Tababare Zidane ee Los Blancos ayaa u safri doonta habeen dambe garoonka Camp Nou kulanka lugta hore ee Super Cup-ka Spain oo la ciyaari doonaan Barcelona.

Todobaadkii hore ayey Real Madrid ku guuleystay Super Cup-ka Yurub kaddib guul ay ka gaartay Manchester United.

SAWIRRO:

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan