Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan kulanka Premier League kooxaha Brighton iyo Man City… (Walker iyo Danilo oo ku bilowday)

0
654

Kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Manchester City ayaa waxay ku dhawaaqeen shaxdooda kulanka galabta ee furitaanka horyaalka Premier League.

Man City ayaa booqanaysa kooxda ku cusub horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ee Brighton & Hove Albion.

Macallin Guadiola ayaana safkiisa ku bilaabay saxiixyada cusub ee Walker iyo Danilo, halka weerarkiisa ay hoggaaminayaan G Jesus iyo Aguero.

  • SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMEYSTIRAN

Brighton: Ryan; Bruno, Dunk, Duffy, Suttner; Brown, Propper, Stephens, March; Gross; Hemed.

Keydka: Maenpaa (GK), Huenemeier, Rosenior, Sidwell, Murphy, Knockaert, Murray.

Man City: Ederson, Walker, Kompany (c), Otamendi, Stones, Danilo, Fernandinho, De Bruyne, D Silva, G Jesus, Aguero.

Keydka: Bravo, Bernardo, Sterling, Sane, Mangala, Foden, Yaya Toure.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan