Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka kusoo gelayaan kooxaha Chelsea iyo Burnley kulanka EPL ee ku dhexmaraya Stamford Bridge

0
755

Kooxaha Chelsea iyo Burnley ayaa waxay ku dhawaaqeen shaxdooda kulanka galabta ku dhexmari doona garoonka Stamford Bridge.

Kooxda haysata horyalaka Ingiriiska ee The Blues ayaa difaacashadeeda horyaalka Premier League waxa ay galabta ka bilaabaysaa garoonkeeda Stamford Bridge kulanka ay soo dhawaynayso Burnley.

Kabtan Cahill ayaa galabta hoggaamin doona Chelsea isagoo xiran calaamadda kabatannimo.

  • SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMEYSTIRAN

CHELSEA: Courtois, Rudiger, Luiz, Cahill, Azpilicueta, Kante, Fabregas, Alonso, Boga, Willian, Batshuayi,

KEYDKA: Caballero, Christensen, Tomori, Kenedy, Scott, Musonda, Morata

BURNLEY: Heaton, Lowton, Tarkowski, Mee, Ward, Gudmundsson, Cork, Hendrick, Defour, Brady, Vokes

KEYDKA: Taylor, Arfield, Westwood, Walters, Pope, Long, Barnes

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan