Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka kusoo gelayaan kooxaha Liverpool iyo Watford kulanka ku dhexmaraya Vicarage Road

0
983

Kooxaha Liverpool iyo Watford ayaa waxay ku dhawaaqeen shaxdooda kulanka galabta ku dhexmari doona garoonka Vicarage Road.

Salah, Mane iyo Firmino ayaana kusoo bilowday weerarka kooxda Liverpool. Kabtan Jordan Henderson ayaa sidoo kale kulankaan kusoo bilowday.

  • SHAXDA LABADA KOOXOOD OO DHAMMEYSTIRAN

LIVERPOOL: Mignolet, Alexander-Arnold, Lovren, Matip, Moreno, Henderson, Can, Wijnaldum, Salah, Mane, Firmino.

KEYKA: Karius, Klavan, Gomez, Milner, Grujic, Solanke, Origi

WATFORD: Gomes; Janmaat, Kaboul, Britos, Holebas; Chalobah, Doucouré; Amrabat, Cleverley, Pereyra; Okaka

KEYKA: Pantilimon, Prödl, Femenía, Watson, Capoue, Richarlison, Gray

SHARE
Ahmed Jaangoan - Qoraa, Soosaare, Fallanqeeye, Wariye Sports.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan