Rasmi: 30-ka cayaaryahan ee Ballo d’Or u sharaxan oo magacaabistooda lasoo dhameestiray

0
2088

 

Waxaa si rasmi ah loo dhameestiran 30-ka cayaaryahan ee u sharaxan abaal marinta Ballon d’Or oo ay bixineyso majalada Football France.

Maanta gelinkii hore ayay soo bilaabatay in xiliyo kala duwan lagu dhawaaqo 5-cayaaryahan sidaa darteed 5-tii ugu dambeesay ee lasoo bandhigay inay musharaxiin yihiin waxay kala ahaayeen Cristiano Ronaldo, Eden Hazard, Leonardo Bonucci, Isco Kylian Mbappé.

Cristiano Ronaldo ayaa ah shaqsiga ugu cad cad inuu Ballon d’Or ku guuleesan doono asigoo sidoo kale sanadkii hore abaal marintaan hantay.

Fadlan sawirka hoose kaga bogo 30-ka cayaaryahan ee u sharaxan abaal marinta Ballon d’Or 2017:

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan