Waa kuwee xidigaha fursadaha ugu badan abuureen xili cayaareedkan 5-horyaal Yurub ugu caansan

0
1429

 

Waxaa dib u bilaaban doonaan kulamada horyaalada Yurub laga cayaaro kadib markii mudo labo todobaad ah lagu mashquulay kulamada isreeb reebka koobka aduunka 2018.

Sidaa darteed xogaha kala duwan ee horyaalada Yurub ayaa la soo bandhigaa madaama Jimcadaan la amba qaadi doono kulamada 5-ta horyaal ugu caansan.

Fadlan hoos kaga bogo 5-ta xidig ee ugu kubad abuurista badan xili cayaareedkan weliba waxay sameeyeen fursadaha ugu badan ee goolal loo badalay ama la qasaariyay ee halis ah:

Neymar (PSG) – 29-fursadood ayuu abuuray

Kevin De Bruyne (Man City) – 24-fursadood ayuu abuuray

Benjamin Bourigeaud (Rennais) – 23-fursadood ayuu abuuray

Malcom (Bordeaux) – 23-fursadood ayuu abuuray

Laurense Insigne (Napoli) 23-fursadood ayuu abuuray

David Silva (Man City) – 23-fursadood ayuu abuuray

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan