Muuqaal maad leh oo laga sameeyey sida ay u muuqan lahaayeen haddii xiddigaha caanka ah madaxa laga xiiri lahaa ama ay bidaar lahaan lahaayeen!

0
1631

Qaar ka mid ah xiddigaha ugu caansan kubadda cagta ee waqtigan ayaa laga sameeyey muuqaal maad leh oo ah sida ay u muuqan lahaayeen haddii madaxa laga xiiri lahaa ama ay Bidaar lahaan lahaayeen.

Messi, Ronaldo, Ibrahimovic, Bale iyo Marcelo ayaa hor boodaya xiddigaha la xiiray ee kubadda cagta, haddaba muuqaalkoodu waa sidee.

Bogga Oh My Goal ayaa Muuqaalka oo ah mid qosolka badan ka sameeyay xiddigaha caanka ah ee kubadda cagta sida ay u muuqan lahaayeen haddii madaxa laga xiiro ama ay Bidaar lahaan lahaayeen.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan