SHAXDA laga sameeyay Xiddigaha ka haray Koobka Adduunka 2018.. (Waa kuwee 11-ka Kabiir ee aan ka soo muuqan doonin Ruushka?)

0
1888

Xulal waa weyn ayaa isaga haray koobka Adduunka, waxaana jira xiddigo magac leh oo aan ka soo muuqan doonin sanadka soo socda dalka Ruushka, halkaasoo lagu qaban doono dhacdada koobka Adduunka.

Xiddigaha waa weyn ee ay xulalkoodu hareen ee aan ka soo muuqan doonin koobka Adduunka waxaa ka mid ah

Waxaase haray xiddigo waa wayn sida Bale, Robben, Sanchez, Mahrez, Vidal iyo xarfaankaloo badan.

Haddaba jariiradda The Sun ayaa soo saartay oo shaacisay shax ay ka sameysay Xiddigaha ka haray Koobka Adduunka 2018 ee aan lagu arki doonin dalka Ruushka.

Halkaan hoose ka eeg SHAXDA laga sameeyay Xiddigaha ka haray Koobka Adduunka:-

SHARE
Ahmed Jaangoan - Qoraa, Soosaare, Fallanqeeye, Wariye Sports.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan