SHAXDA laga sameeyay Xiddigaha u soo baxay Koobka Adduunka 2018.. (Waa kuwee 11-ka Kabiir ee ka soo muuqan doona dalka Ruushka?)

0
3746

Xulal waa weyn ayaa u soo baxay halka kuwo kale ay isaga hareen koobka Adduunka 2018, waxaana jira xiddigo magac leh oo ka soo muuqan doona dhacdada sanadka soo socda dalka Ruushka, halkaasoo lagu qaban doono dhacdada koobka Adduunka.

Inkastoo ay soo baxeen xiddigo waa weyn oo magac leh haddana waxaa la shaaciyey 11-ka xiddig ee loo arko inay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee u soo baxay koobka Adduunka 2018.

Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ka mid ah xiddigaha waa weyn ee xaqiijiyay boosaskooda Koobka Adduunka, kaddib markii ay guulo ku hoggaamiyeen xulalkooda kulamadoodii ugu dambeeyay ee isreeb-reebka Koobka Adduunka.

Haddaba jariiradda The Sun ayaa soo saartay oo shaacisay shax ay ka sameysay Xiddigaha u soo baxay Koobka Adduunka 2018 ee lagu arki doono dalka Ruushka.

Halkaan hoose ka eeg SHAXDA laga sameeyay Xiddigaha u soo baxay Koobka Adduunka 2018:-

SHARE
Ahmed Jaangoan - Qoraa, Soosaare, Fallanqeeye, Wariye Sports.

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan