Koox laga sameeyay 11-xidig mudnaayeen inay FIFA Pro XI kasoo muuqdaan

0
2560

 

FIFA waxay soo saartay kooxda aduunka ugu wanaagsan ayadoo cayaaryahan walbo la gudoonsiiyay abaal marinta FIFA Pro XI.

Hadaba dood weyn ayaa laga keenay 11-ka cayaaryahan FIFA u dooratay inay ka mid noqdaan kooxda 2017 ugu wanaagsan.

Sidaa darteed waxaa lasoo bandhigay koox lidi ku ah mida FIFA soo saartay oo 11-cayaaryahan laga sameeyay laguna tilmaamay inay tayo ahaan kooxda FIFA dooratay la mid yihiin.

Fadlan hoos kaga bogo 11-ka xidig ee hal koox laga sameeyay kuwaas oo la tartami karaan kooxda FIFA soo xulatay una dooratay naadiga aduunka ugu wanaagsan 2017:

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan