Wax ka ogaaw 10-ka cayaaryahan ee hormarka cayaareed horyaalada Yurub ka sameeyeen

0
1537

 

Xili cayaareed walbo cayaartooy aan la fileyn ayaa hormar balaaran sameeyaan iskana dul qaadaan culeeskii saarnaa.

Sidaa darteed waxay The Guardian soo bandhigtay 10-ka cayaaryahan ee hormar wanaagsan xili cayaareedkan sameeyeen sidoo kalena heerkii ay xili cayaareedkii hore taagnaayeen ay aad uga sareeyaan:

10) Philipp Max, Augsburg: 7.33/10 qiimeyntiisa

9) Pione Sisto, Celta Vigo: 7.36/10 qiimeyntiisa

8) Abdoulaye Doucouré, Watford:7.19/10 qiimeyntiisa

Pione Sisto has three goals and seven assists in just 11 games this season.

7) Lucas Ocampos, Marseille: 7.47/10 qiimeyntiisa

6) Clinton N’Jie, Marseille: 7.37/10 qiimeyntiisa

5) Malcom, Bordeaux: 7.76/10 qiimeyntiisa

4) Ciro Immobile, Lazio: 8.12/10 qiimeyntiisa

Ciro Immobile has scored 14 goals so far this season – one every 70 minutes he’s on the pitch.

2) Mikel Oyarzabal, Real Sociedad: 7.58/10 qiimeyntiisa

1) Nabil Fekir, Lyon: 8.50/10 qiimeyntiisa

Nabil Fekir shows off his shirt after giving Lyon a 5-0 lead against bitter rivals St Etienne.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan