Bonaventura oo dib ugu soo laabtay Milan iyo Calhanoglu oo kulanka Napoli seegayo

0
316

 

Kooxda AC Milan macalinkeeda Vicenzo Montella ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay cayaartooydiisa guud ee uu kala hortagaayo naadiga Napoli habeen dambe sama sabtiga.

Giacomo Bonaventura ayaa dib ugu soo laabtay kooxda AC Milan asigoo dhaawac dhanka jilibka ah mudo sedex todobaad garoomada kaga maqnaa.

Balse Sky Sport Italia ayaa xaqiijisay in kubada sameeye Calhanoglu safarka Milan qayb kama noqon doono madaama dhibaato dhanka jirka ah uu qabo.

Fadlan hoos kaga bogo magacyada cayaartooyda uu macalin Montella usoo xushay kulanka Napoli inay cayaaraan:

A Donnarumma, G Donnarumma, Storari; Abate, Antonelli, Bonucci, Musacchio, Rodriguez, Romagnoli, Zapata; Biglia, Bonaventura, Borini, Gabbia, Kessie, Locatelli, Mauri, Montolivo; Cutrone, Kalinic, Silva, Suso

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan