Liverpool Vs Chelsea, Monaco Vs PSG, Valencia Vs Barcelona iyo sadaasha laga bixiyay kulamada todobaadkan

2
2290

 

Shanta horyaal Yurub ugu caansan todobaadkan kulamo xasaasi ah sidoo kalena aad loo wada sugaayo ayaa laga cayarayaa.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa sadaasha kala duwan ee laga bixiyay kulamada xiisaha badan ee sabti iyo axad la cayaarayo 5-horyaal Yurub ugu caansan:

Kulamada Sabtiga:

Liverpool 2-1 Chelsea

Huddersfield 1-3 Man City

Man United 2-0 Brighton

Tottenham 2-0 West Brom

Dortmund 1-2 Schalke 04

Monchengladbach 1-2 Bayern Munich

Real Madrid 3-1 Malaga

Cagliari 0-2 Inter

Kulamada Axada:

Monaco 1- 3 PSG

Valencia 2-2 Barcelona

Burnley 0-1 Arsenal

Juve 2-0 Cotrone

AC Milan 2-1 Torino

Udinese 0-3 Napoli

Genoa 0-2 Roma

SHARE

2 Fikradaha Akhristayaasha

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan