Halftime: Coutinho iyo Firmino oo Liverpool u xaqiijin rabaan wareega 16-aad iyo kulamada kale

0
225

 

Kooxda Liverpool ayaa qaybta hore kulanka Anfield ka socdo neefta ku celisay naadiga Spartak Moscow wuxuuna kulankaan kusoo idlaaday 3-0 oo ay hogaanka ku heyso Reds.

Coutinho ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay asigoo rigoore ku daah furay kadibna gool kale raacsaday oo uu caawinaad ka geestay Firmino sidoo kalena goolka sedexaad ayuu Firmino taageerayaasha Reds ku farxad galiyay.

Guruub E:

Liverpool 3- 0 Spartak Moscow

Maribor 1-0 Sevilla

Guruub F:

Shakhtar 2-0 Man City

Feyenoord 1-1 Napoli

Gurub G:

FC Porto 3-0 Monaco

RB Leipzig 0-1 Besiktas

Guruub H:

Real Madrid 2-1 Dortmund: Borja Mayoral (8), Cristiano Ronaldo (12), Aubameyang (43)

Tottenham 2-0 APOEL

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan