Liiska 50-ka shaqsi ee loogu neceb yahay kubadda cagta oo la shaaciyey.. (Ronaldo, Suarez, Ramos iyo Mourinho oo ka soo muuqday!)

0
2183

Majaladda bilaha ah ee FourFourTwo ayaa shaacisay liiska 50-ka shaqsi ee loogu neceb yahay kubadda cagta, waxaana ku jira xiddigo waa weyn, macallimiin magac leh, milkiilayaal kooxeed, Wariyeyaal, rag madax ka soo noqday kubadda cagta iyo Garsoorayaal.

Liiskan ay soo saartay Majaladda FourFourTwo, waxaa qiimeeyey shaqaalaheeda, iyadoo ay ku cabireen aragtida ay shaqsiyaadkan ka heystaan taageerayaasha kubadda cagta.

Madaxweynihii hore ee xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA Sepp Blatter ayaa liiskan hoggaanka u haya, kaasoo sida la fhami karo taageera ka waayey kubadda cagta Dunida, kaddib musuqmaasuqii hareeyey FIFA.

Kaalinta labaad ee qiimeyntan waxaa ka soo muuqday tababaraha haatan hoggaamiya kooxda Manchester United ee Jose Mourinho, kaasoo weerar kala kulma inta badan taageerayaasha kooxaha kale oo dhan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska 50-ka shaqsi ee loogu neceb yahay kubadda cagta oo ay shaacisay FourFourTwo:-

1- Sepp Blatter

2- Jose Mourinho

3- Harald Schumacher

4- Michel Platini

5- Richard Keyes

6- Cristiano Ronaldo

7- Luciano Moggi

8- El Hadji Diouf

9- Peter Winkleman

10- John Terry

11- Bernard Tapie

12- Karl Oyston

13- Diego Maradona

14- Joey Barton

15- Ken Bates

16- Luis Suarez

17- Mike Ashley

18- Diego Costa

19- Ashley Cole

20- Paolo Di Canio

21- Andoni Goikoetxea

22- Graeme Souness

23- Richard Scudamore

24- Kevin Muscat

25- Roman Abramovich

26- Dennis Wise

27- Silvio Berlusconi

28- Joe Kinnear

29- Mike Dean

30- Alex Ferguson

31- Francesco Becchetti

32- Mark van Bommel

33- Tim Sherwood

34- Antonio Rattin

35- Graham Westley

36- John Fashanu

37- Roberto Rojas

38- Vinnie Jones

39- Vincent Tan

40- Steve Evans

41- Sergio Busquets

42- Neil Warnock

43- Ben Thatcher

44- Stan Kroenke

45- Allan Green

46- Pepe

47- Tony Pulis

48- Robbie Savage

49- Alan Pardew

50- Sergio Ramos

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan