16-ka naadi Champion-ka wareega 16-aad usoo baxeen kaalimaha kowaad iyo labaad ee Isniinta loo qori tuuri doono

0
1040

 

Waxaa si rasmi ah usoo idlaaday koobka horyaalada Yurub heerkiisa Guruubyada waxaana loo gudbay marxalada bug baxda ah ee ka bilaaban doonto wareega 16-aad.

Waxaa haatan soo dhameestirmeen 16-ka naadi ee Isniinta nagu soo fool leh loo qori tuuri doono waxaana xusid mudan 5-naadi Ingiriis ah wareega 16-aad Champion-ka soo xaadireen markii ugu horeesay.

Kooxaha Kaalimaha Kowaad Kusoo Baxeen: Manchester United (ENG), Paris (FRA), Roma (ITA), Barcelona (ESP), Liverpool (ENG), Manchester City (ENG), Beşiktaş (TUR), Tottenham Hotspur (ENG)

Group runners-up: Basel (SUI), Bayern München (GER), Chelsea (ENG), Juventus (ITA), Sevilla (ESP), Shakhtar (UKR), Porto (POR), Real Madrid (ESP)

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan