Koox walbo oo wareega 16-aad Champion-ka usoo baxday iyo naadiyada ay ku aadi karto

0
1914

 

Koobka horyaalada Yurub marxalad kale ayuu u gudbay oo ah wareega 16-aad oo maalinta Isniinta ah magaalada Nyon, Switzerland lagu sameyn doono.

Kooxaha Guruubkooda 1-aad kaga soo baxeen: Manchester United (ENG), Paris (FRA), Roma (ITA), Barcelona (ESP), Liverpool (ENG), Manchester City (ENG), Beşiktaş (TUR), Tottenham Hotspur (ENG)

Kooxaha Guruubkooda 2-aad kaga soo baxeen: Basel (SUI), Bayern München (GER), Chelsea (ENG), Juventus (ITA), Sevilla (ESP), Shakhtar (UKR), Porto (POR), Real Madrid (ESP)

Fadlan hoos kaga bogo kooxaha waa weyn iyo naadiyada ay ku aadi karaan:

Man United Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Bayern, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Porto, Real Madrid.

PSG Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Basel, Chelsea, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Porto, Real Madrid

Roma Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Basel, Bayern, Sevilla, Shakhtar, Porto, Real Madrid

Barcelona Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Basel, Bayern, Chelsea, Shakhtar, Porto

Liverpool Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Basel, Bayern, Juventus, Shakhtar, Porto, Real Madrid

Man City Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Basel, Bayern, Juventus, Sevilla, Porto, Real Madrid

Besiktas Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Basel, Bayern, Chelsea, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Real Madrid

Tottenham Kooxaha A Ku Aadi Karto: Basel, Bayern, Juventus, Sevilla, Shakhtar, Porto

Bayern Munich Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Manchester United, Roma, Barcelona, Liverpool, Manchester City, Beşiktaş, Tottenham Hotspur

Chelsea Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Paris, Barcelona, Beşiktaş

Juventus Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Manchester United, Paris, Liverpool, Manchester City, Beşiktaş, Tottenham Hotspur

Real Madrid Kooxaha Ay Ku Aadi Karto: Manchester United, Paris, Roma, Liverpool, Manchester City, Beşiktaş

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan