Mid Kamid Ah Ciyaartooyda Real Madrid Oo Ku Lug Yeeshay Kufsi Ka Dhacay Madrid

0
1738

Theo Hernandez oo ah xiddiga dhawaan ku biiray kooxda Real Madrid ayaa lu eedeeyay fal kufsi ah oo ka dhacay halka lagu magcaabo Marbella oo ku dhaw caasimada Spain.

Gabar 20 jir ah ayaa la sheegay inuu kufsigaan kula kacay difaaca Real Madrid ka dib markii uu ka dalbaday galmo sharci darro ah sida warbixinta lagu shaaciyay.

Waxaan baaraynaa dacwada ku saabsan falka kufsiga ah ee lagu soo oogay daafaca Real Madrid Hernandez ayaa lagu yiri war qoraal ah oo kaoso baxay mamaulka Boliiska Magaalada Madrid.

Hernandez ayaa lagu eedeeyay inuu falkaan geystay xili uu ku sugnaa hotelka Olivia Valere oo ku yaala Marbella oo ku dhaw magaalada Madrid.

hore ayaa dhacdo la xiriirta falkaan loogu xiray daafaca Real Madrid, laakiin waxaa lagu soo daayay damaanad, iyadoo markale la bilaabi doono baartitaano la xiriira falkaan kufsiga ah.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan