Shaxda rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan kooxaha Liverpool iyo Everton oo la shaaciyey

0
335

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan galabta kulanka Premier League kooxaha Liverpool iyo Everton.

Philippe Coutinho iyo Roberto Firmino ayaa labada loo magacaabay kursiga keydka kooxda Liverpool, ciyaarta adag ee ka dhacaysa garoonka Anfield.

Dhinaca kale Macallinka Everton ee Sam Allardyce ayaa kaliya hal bedel ku sameeyey shaxdii uu kaga adkaaday kooxda Huddersfield Town kulankii Premier League ee ugu dambeeyey.

Waxa uu weerarka ku soo bilaabay Oumar Niasse, kaasoo uu ku bedelay Aaron Lennon, sidoo kale Wayne Rooney ayaa hoggaaminaya weerarka Toffees.

SHAXDA LABADA KOOXOOD:-

Liverpool: Mignolet; Gomez, Lovren, Klavan, Robertson; Oxlade-Chamberlain, Henderson, Milner; Mane, Solanke, Salah

Keydka Liverpool: Karius, Alexander-Arnold, Wijnaldum, Can, Coutinho, Firmino, Ings.

Everton: Pickford; Kenny, Holgate, Williams, Martina; Gueye, Davies, Rooney, Sigurdsson; Calvert-Lewin, Niasse

Keydka Everton: Joel, Keane, Jagielka, Schneiderin, Lennon, Vlasic, Lookman.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan