Maxaa iska baladay 10-ka cayaaryahan ee ugu goolasha badan 5-horyaal Yurub ugu caansan

0
1201

Waxaa meel xasaasi ah marayaan 5-horyaal Yurub ugu caansan (EPL, La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1) oo badankooda haatan wareega hore soo idlaan rabaan.

Hadaba isbadalada ku imaaday 5-horyaal ugu caansan xidigaha ugu goolasha badan ayaan eegi doonaa ayadoo Edinson Cavani yahay xidiga ugu goolasha badan 5-horyaal Yurub ugu caansan:

1. Edinson Cavani (PSG) 18-gool

2. Mauro Icardi (Inter Milan) 17-gool

3. Ciro Immobile (Lazio) 15-gool

4. Robert Lewandowski (Bayern) 15-gool

5. Mohamed Salah (Liverpool) 14-gool

6. Lionel Messi (Barcelona) 14-gool

7. Falcao (Monaco) 14-gool

8. Mariano (Lyon) 13-gool

9. Pierre-Emerick Aubameyang (Dortmund) 13-gool

10. Harry Kane (Tottenham) 12-gool.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan