Shaxda rasmiga ah kulanka Derby della Madonnina – Ac Milan vs Inter Milan – yaa kusoo bilowday kulanka Coppa Italia.

0
462

Goolhayaha da’da yar ee Gianluggi Donnarumma ayaa seegay kulanka weyn ee dhexmari doona kooxdiisa iyo Inter Milan waxaana goolka kusoo bilowday Storari, sidoo kale kabtan Bonucci aaa hogaaminaya Milan oo weerar sadex afle ah ku ciyaareysa.

Dhanka kale Luciano Spaletti ayaa kusoo bilaabay dhamaan ciyaartoydiisa marka laga reebo Santon iyo Miranda oo ay badaleen Rannochia iyo Concaelo.

AC MILAN: 

Storari; Abate, Bonucci, Romagnoli, Rodriguez; Kessie, Biglia, Locatelli; Suso, Kalinic, Bonaventura

KEYDKA: 

Donnarumma, Soncin, Calabria, Andre Silva, Calhanoglu, Borini, Zapata, Montolivo, Musacchio, Paletta, Antonelli, Cutrone

INTER MILAN:

Handanovic; Cancelo, Skriniar, Ranocchia, Nagatomo; Vecino, Gagliardini; Candreva, Joao Mario, Perisic; Icardi

KEYDKA: 

Padelli, Berni, Karamoh, Borja Valero, Santon, Eder, Dalbert, Brozovic, Lombardoni, Pinamonti

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan