De Bruyne & Mbappe oo hoggaaminaya Shax laga sameeyey 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiican Yurub xilli ciyaareedkan illaa iyo haatan

0
1232

Waxaa la shaaciyey Shax laga sameeyey 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiican xilli ciyaareedkan illaa iyo haatan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub, waxaana hoggaaminaya De Bruyne iyo Mbappe.

Iyadoo la ciyaaray kala bar xilli ciyaareedkan 2017-18 horyaalladda qaaradda Yurub ayaa shabakadda ciyaaraha ee Goal.com waxa ay shaaca ka qaaday shax laga sameeyey 11 xiddig ee ugu fiican illaa iyo haatan.

Manchester City oo aan weli laga adkaan hoggaankana u haysa horyaalka Premier league ayaa shaxdan ku yeelatay labo ciyaaryahan waana De Bruyne iyo David Silva, si la mid ah PSG oo shaxdan ku leh labada xiddig ee Mbappe iyo Alves.

SHAXDA 11-KA XIDDIG EE UGU FIICAN ILLAA IYO HADDA QAARADDA YURUB:-

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan