Shaxda rasmiga ah ee Kulanka kooxaha Everton iyo Man Utd oo la shaaciyey – Rooney oo ka horimaanaya kooxdiisii hore

0
498

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Everton iyo Manchester United ee horyaalka Premier League.

Wayne Rooney ayaa dib ugu soo laabtay safka hore ee kooxdiisa Everton, waxaana uu caawa ka hortagayaa kooxdiisii hore ee Manchester United oo ay ku soo dhaweynayaan garoonka Goodison Park.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Everton: Pickford, Holgate, Williams, Keane, Martina; Schneiderlin, Davies; Vlasic, Rooney, Bolasie; Niasse.

Keydka Everton: Robles, Kenny, Jagielka, McCarthy, Lennon, Sigurdsson, Calvert-Lewin.

Safka hore ee Manchester United: De Gea, Lindelof, Jones, Rojo, Shaw, Matic, Herrera, Mata, Pogba, Lingard, Martial

Keydka Manchester United: Romero, Blind, Darmian, Smalling, Tuanzebe, Mkhitaryan, Rashford.

Garsooraha Ciyaarta: Andre Marriner (England).

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan