10-ka heshiis ee dhammeystirka ku dhow waqti xaadirkaan, halkee ayay marayaan heshiisyada Walcott, Mahrez, Can & Coquelin?

0
1866

Maalin wanaagsan akhristeyaasheenna qiimaha iyo qadarinta inaga mudanoow meel walba oo aad adduunka ka joogtaan…

Waxaan halkaan kusoo koobin doonaa 10-ka heshiis ee waqti xaadirkaan dhammeystirka ku dhow – kuwaasoo ay soo bandhigtay shabakadda Football Whispers oo bahwadaag la ah Sky Sports.

Sida caadada ah qiimeynta heshiiska dhammeystirka ku dhow waa inuu helo shan dhibcood (Five stars), halka heshiisyada ku soo xigga dhibco ahaan ay yihiin kuwa ku soo ag dhow.

Sida wararku ay sheegayaan Emre Can ayaa qarka u saaran inuu ka tago Liverpool oo ku biiro kooxda ka dhisan horyaalka Serie A ee Juventus.

Theo Walcott ayaa sidoo kale lagu wadaa inuu ka tago kooxda Arsenal isla markaana uu ku biiro naadiga Southampton sida warbixinta lagu sheegay.

Laacibkan aan booska joogtada ah ka haysan Gunners ee Coquelin ayaa sidoo kale ku sii jeeda Spain iyadoo lagu wado inuu ku biiro kooxda Valencia.

Halkaan hoose ka eeg qiimeyntii ugu dambeysay ee Football Whispers…

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan