DEG-DEG: Arsenal Iyo Manchester United Oo Heshiis Ka Gaaray Xaalada Alexis Sanchez

0
2605

Waxaa jira warar sheegaya in Manchester United iyo Arsenal ay heshiis ka gaareen xaalada weeraryahanka Chile Alexis Sanchez.

Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay kala soo wareegto xiddiga heerka caalami ee dalka Chile kooxda Gunners kadib markii ay ku garaaceen Saxiixiisa Manchester City.

Saxafiga lagu magcaabo Diego Martinez, oo ka tirsan Marca iyo AS, ayaa sheegay in heshiiska labada dhinac lasoo afjaray Sabtidii, islamarkaana lagu dhawaaqi doono saacadaha soo aadan.

Wixii ku soo kordha xaaladda Sanchez kala soco mar walba Gool.net…

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan