Shaxda rasmiga ee kooxdaha Arsenal iyo Everton – Yey safka hore ee Gunners ku bilowdeen Mkhitaryan & Aubameyang?

0
318

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa safashadoodii ugu horreysay u gacan galisay saxiixyadeeda cusub ee Henrikh Mkhitaryan iyo Pierre-Emerick Aubameyang.

Mkhitaryan iyo Aubameyang ayaa ku soo bilowday safka hore ee Gunners kulanka ay caawa ka horjeedaan kooxda Everton.

SHAXDA LABADA KOOXOOD EE DHAMMAYTIRAN:-

Safka hore ee Arsenal: Cech, Bellerin, Mustafi, Koscielny, Monreal, Xhaka, Ramsey, Iwobi, Mkhitaryan, Ozil, Aubameyang.

Keydka Arsenal: Ospina, Chambers, Kolasinac, Maitland-Niles, Elneny, Wilshere, Lacazette.

Safka hore ee Everton: Pickford, Kenny, Mangala, Williams, Keane, Martina, Gueye, Schneiderlin, Walcott, Niasse, Bolasie.

Keydka Everton: Robles, Rooney, Tosun, Sigurdsson, Davies, Calvert-Lewin, Holgate.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan