20-ka Laacib ee Maaliyadahooda loogu iibsashada badan yahay oo la shaaciyey – Ibrahimovic oo ku jira tobanka sare

0
1337

Waxaa la shaaciyey 20-ka ciyaaryahan ee kubadda cagta oo maaliyadahooda loogu gashado badan yahay tan iyo markii uu bilowday sanadkan 2018 illaa iyo hadda, Zlatan Ibrahimovic ayaana si layaab leh uga soo muuqday 10-ka sare.

SportsDirect.com ayaa shaacisay magacyada 20-ka ciyaaryahan ee maaliyadahooda loogu iibsasho badan yahan laga soo bilaabo 01 bishii Janaayo ee sanadkan illaa iyo haatan.

Saxiixa cusub ee kooxda Man United Alexis Sanchez kaa soo ka soo tagay Arsenal kuna soo biiray kooxda ka dhisan Old Traffrod ayaa hoggaaminaya 20-ka xiddig ee loogu iibsashada badan yahay funaanadahooda sanadkan illaa iyo hadda.

Laacibka ay ka wada tirsan yihiin Sanchez kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa sidoo kale kaalinta labaad ka soo muuqday xiddigaha maaliyadahooda loogu iibashada badan yahay.

Haddaba halkaan hoose ka eeg magacyada 20-ka laacib ee Maaliyadahooda loogu iibsashada badan yahay tan iyo 1 bishii Janaayo ee sanadkan 2018 illaa iyo hadda:-

1- Alexis Sanchez – Manchester United

2- Paul Pogba – Manchester United

3- Harry Kane – Tottenham Mohamed

4- Salah – Liverpool

5- Eden Hazard – Chelsea

6- Philippe Coutinho – Barcelona

7- Kevin de Bruyne – Man City

8- Mesut Ozil – Arsenal

9- Roberto Firmino – Liverpool

10- Zlatan Ibrahimovic – Manchester United

11- Alexandre Lacazette – Arsenal

12- Sergio Aguero – Man City

13- Romelu Lukaku – Manchester United

14- David De Gea – Manchester United

15- Heung-min Son – Tottenham

16- Virgil van Dijk – Liverpool

17- Dele Alli – Tottenham

18- Marcus Rashford – Manchester United

19- Henrikh Mkhitaryan – Arsenal

20- Christian Eriksen – Tottenham

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan