DEG-DEG: Alexandre Lacazette Oo Lix Isbuuc Garoomada Seegaya

0
350

Alexandre Lacazette ayaa garoomada ka maqnaan doona inta u dhaxeysa afar illaa iyo lix isbuuc ka dib markii qaliin jilibka ah uu u baahday,sida ay shaacisay galabta kooxda Arsenal.

Weeraryahanka reer France ayaa dhaawac jilibka ah uu soo gaaray sida maanta ay ku dhawaaqday kooxdiisa, waxaana uu haatan seego doonaa kulamo muhiim u ah kooxdiisa.

Gunners ayaa soo qortay: “waxaa lagu guuleystay qaliin lagu sameeyay ciyaaryahanka, waxa uu maqnaan karaa muddo afar illaa lix isbuuc.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan