KA BOGO: Naanaysta ay lee yihiin oo loo garanayo 16-ka kooxood ee isugu soo haray Champions League xilli ciyaareedkan

0
1457

Koobka Horyaalladda Yurub ee Champions League ayaa dib loo amba qaadi doonaa caawa wareeggiisa 16-ka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Juventus iyo Tottenham ayaa wada ciyaarti doona caawa lugta hore ee Wareegga 16-ka Champions League si la mid ah Manchester City oo la dheeleysa naadiga dalka Swiss ee FC Basel.

Haddaba waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbinaynaa Naaneysta loo garanayo 16-ka kooxood ee isugu soo haray koobka horyaallada Yurub ee Champions League xilli ciyaareedkan, waxaana ay kala yihiin:-

Barcelona – Barça, Blaugrana (Blue and Reds), Culés (Bottoms).

Basel – Bebbi.

Bayern – Die Roten (The Reds).

Beşiktaş Bayern – Black Eagles .

Chelsea – The Blues.

Juventus – Vecchia Signora (Old Lady).

Liverpool – The Reds.

Manchester City – Citizens, The Sky Blues.

Manchester United – The Red Devils .

Paris Saint-Germain – PSG.

Porto – Dragões (Dragons).

Real Madrid – Merengues.

Roma – La Lupa (The Wolf) .

Sevilla – Palanganas (Washbasins).

Shakhtar Donetsk – Pitmen .

Tottenham – Spurs.

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan