Shaxda rasmiga ah ee garoonka kusoo galayaan Juventus Vs Tottenhham

0
468

 

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay shaxaha ay garoonka kusoo galayaan kooxaha Juventus Vs Tottenham.

Kulankan adag ee garoonka Allianz Stadium magaalada Turin ka dhacaayo macalin Allegri wuxuu doortay 11-ka cayaaryahan ee hoos ku xusan:

Juventus XI: Buffon; De Sciglio, Benatia, Chiellini, Alex Sandro; Khedira, Pjanic; Bernardeschi, Douglas Costa, Mandzukic; Higuain

Keedka Juve: Szczesny, Marchisio, Asamoah, Rugani, Sturaro, Bentancur, Muratore

Dhinaca kale macalin Pochettino oo xushmad weyn u haayo naadiga Juventus oo sanadkan 2018 wax gool ah laga dhalinin isagana shax adag ayuu soo xusahay.

11-ka cayaaryahan ee Spurs kulanka Juve u matalayaan caawo fadlan hoos kaga bogo:

Tottenham XI: Lloris; Aurier, Sanchez, Vertonghen, Davies; Dier, Dembele, Eriksen; Alli, Lamela; Kane

Keedka Tottenham: Gazzaniga, Trippier, Rose, Son, Wanyama, Sissoko, Lucas

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan