PSG sedex xidig ayay 466m euros kusoo iibsadeen halka Real Madrid 23-xidig kusoo iibsadeen 469 million!

0
581

 

Kulanka weyn ee qof walbo sugaayo caawo una dhaxeeyo Real Madrid Vs PSG ayaa macluumaad badan laga baahinayaa.

Shabakada Marca ayaa isku bar bar dhig ku sameesay lacagaha ay ku fadhiyaan cayaartoyda Real Madrid iyo PSG ka kala tirsan.

Kooxda Real Madrid 23-cayaaryahan oo hada ku sugan wadarta guud qiimo ahaan waxay ku fadhiyaan 469 million.

Fadlan hoos ka eeg 10-ka cayaaryahan ee Real Madrid ugu qaalisan ama lacagaha ugu badan ay kusoo iibsatay:

Kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi lacagaha waalida ah ku qarash gareeyay kaliya sedexda cayaaryahan ee weerarka kaga cayaaraan ku fadhiyaan qiimo ahaan 466m euros!

Fadlan hoos ka eeg 10-ka cayaaryahan ee PSG ugu qaalisan iyo qiimaha ay ku fadhiyaan:

SHARE

Ra'yi ka dhiibo

Fadlan geli aragtidaada
Fadlan magacaaga geli halkan