Heshiisyada Dhacay (Done Deals)

Boggan waxaad kala socon doontaan heshiisyada rasmiga ah ee illaa iyo hadda ka dhacay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub. Marwalbana halkaan ayaad ka heli kartaa heshiisyadii ugu dambeeyey ee laga dhammeystiray suuqa kala iibsiga.

Horyaalka England Premier League

KOOXDA ARSENAL

  • WAXAA YIMID

Sead Kolasinac – Kaga soo biiray kooxda Schalke (Beeca xorta ah)

  • WAXAA KA TEGAY

Yaya Sanogo – Waa la fasaxay

Stefan O’Connor – Waa la fasaxay

Kristopher da Graca – Waa la fasaxay

Kostas Pileas – Waa la fasaxay

Takuma Asano – Amaah ayaa loogu diray kooxda Stuttgart

KOOXDA CHELSEA

  • Waxaa Yimid

Illaa hadda ma jiro ciyaaryahan kusoo biiray Chelsea.

  • Waxaa ka tegay

Juan Cuadrado – Ku biiray Juventus – Qiimaha 17.3 milyan oo ginni.

Christian Atsu – Ku biiray Newcastle United – Qiimaha 6.2 milyan oo ginni.

Asmir Begovic – Ku biiray Bournemouth – Qiimaha lama shaacin.

Dominic Solanke – Ku biiray Liverpool (Beeca xorta ah – Balse lacag ayey mustaqbalka heli doontaa Blues)

John Terry – Waa la fasaxay

Alex Davey – Waa la fasaxay

LIVERPOOL

  • WAXAA YIMID

Dominic Solanke – Chelsea (Beeca xorta ah – balse lacag ayey dib ka bixin doontaa)

  • MAXAA KA TEGAY

Andre Wisdom – Wuxuu ku biiray Derby County – Qiimaha lama shaacin

Tom Brewitt – Waa la fasaxay

Jake Brimmer – Waa la fasaxay

Jack Dunn – Waa la fasaxay

Toni Gomes – Waa la fasaxay

Kane Lewis – Waa la fasaxay

Alex Manninger – Waa la fasaxay

Adam Phillips – Waa la fasaxay

MANCHESTER CITY

  • WAXAA YIMID

Bernardo Silva – AS Monaco – Qiimaha 43 milyan oo ginni

Ederson – Benfica – Qiimaha lama shaacin

  • WAXAA KA TEGAY

Pablo Zabaleta – West Ham – Beeca xorta ah

Enes Unal – Villarreal – Qiimaha 12 milyan oo ginni.

Gael Clichy – Waa la fasaxay

Jesus Navas – Waa la fasaxay

Willy Cabellero – Waa la fasaxay

Bacary Sagna – Waa la fasaxay

Billy O’Brien – Waa la fasaxay

Ellis Plummer – Waa la fasaxay

Angus Gunn – Norwich City – Amaah ayuu kula biiray

MANCHESTER UNITED

  • WAXAA YIMID

Victor Lindelof – Benfica – Qiimaha 30.7 milyan oo ginni.

  • WAXAA KA TEGAY

Zlatan Ibrahimovic – Waa la fasaxay

TOTTENHAM HOTSPUR

  • WAXAA YIMID

Ma jiro ciyaaryahan yimid kooxdaan

  • WAXAA KA TEGAY

Filip Lesniak – Waa la fasaxay